55
Q.S Al-Hijr (15:55)
قَالُوْا بَشَّرْنٰكَ بِالْحَقِّ فَلَا تَكُنْ مِّنَ الْقٰنِطِيْنَ
qālū basysyarnāka bil-ḥaqqi falā takum minal-qāniṭīn(a).
Waxay yidhaahdeen 'Waxaan kuu bishaareynay runta, markaa ha noqonin kuwa quusta.'