90
Q.S Yuusuf (12:90)
قَالُوْٓا ءَاِنَّكَ لَاَنْتَ يُوْسُفُۗ قَالَ اَنَا۠ يُوْسُفُ وَهٰذَآ اَخِيْ قَدْ مَنَّ اللّٰهُ عَلَيْنَاۗ اِنَّهٗ مَنْ يَّتَّقِ وَيَصْبِرْ فَاِنَّ اللّٰهَ لَا يُضِيْعُ اَجْرَ الْمُحْسِنِيْنَ
qālū a'innaka la'anta yūsuf(u), qāla ana yūsufu wa hāżā akhī qad mannallāhu ‘alainā, innahū may yataqqi wa yaṣbir fa innallāha lā yuḍī‘u ajral-muḥsinīn(a).
Waxay yidhaahdeen 'Ma adigaa Yuusuf?' Wuxuu yidhi 'Haa, anigaa Yuusuf, kanina waa walaalkay. Eebe wuu nagu nicmeeyey. Ku alla kii dhawrsada oo samirta, Eebe ma luminno abaalmarinta kuwa wanaagsan.'