78
Q.S Yuusuf (12:78)
قَالُوْا يٰٓاَيُّهَا الْعَزِيْزُ اِنَّ لَهٗٓ اَبًا شَيْخًا كَبِيْرًا فَخُذْ اَحَدَنَا مَكَانَهٗ ۚاِنَّا نَرٰىكَ مِنَ الْمُحْسِنِيْنَ
qālū yā ayyuhal-‘azīzu inna lahū aban syaikhan kabīran fa khuż aḥadanā makānah(ū), innā narāka minal-muḥsinīn(a).
Waxay yidhaahdeen 'Sayidkayow! Isagu wuxuu leeyahay aabbotii gaboobay, markaa midkayaga ku qabso isagii beddelkiisa. Waxaan ku aragnaa inaad ka mid tahay kuwa wanaagsan.'