ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



64

Q.S Yuusuf (12:64)

قَالَ هَلْ اٰمَنُكُمْ عَلَيْهِ اِلَّا كَمَآ اَمِنْتُكُمْ عَلٰٓى اَخِيْهِ مِنْ قَبْلُۗ فَاللّٰهُ خَيْرٌ حٰفِظًا وَّهُوَ اَرْحَمُ الرّٰحِمِيْنَ

qāla hal āmanukum ‘alaihi illā kamā amintukum ‘alā akhīhi min qabl(u), fallāhu khairun ḥāfiẓaw wa huwa arḥamur-rāḥimīn(a).

Wuxuu yidhi 'Ma idiin aaminayaa isaga sidaan idiin aaminay walaalkiis ka hor? Eebe waa kan ugu wanaagsan ilaaliyaha, isagaa ugu naxariis badan naxariis bixiyayaasha.'