ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



5

Q.S Yuusuf (12:5)

قَالَ يٰبُنَيَّ لَا تَقْصُصْ رُءْيَاكَ عَلٰٓى اِخْوَتِكَ فَيَكِيْدُوْا لَكَ كَيْدًا ۗاِنَّ الشَّيْطٰنَ لِلْاِنْسَانِ عَدُوٌّ مُّبِيْنٌ

qāla yā bunayya lā taqṣuṣ ru'yāka ‘alā ikhwatika fa yakīdū laka kaidā(n), innasy-syaiṭāna lil-insāni ‘aduwwum mubīn(un).

Wuxuu yidhi 'Wiilkaygiiyow! Ha u sheegin riyadaada walaalahaa, way kuu dhagri doonaan dhagar. Shaydaanku waa cadaawaha cad ee insiga.'