ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



43

Q.S Yuusuf (12:43)

وَقَالَ الْمَلِكُ اِنِّيْٓ اَرٰى سَبْعَ بَقَرٰتٍ سِمَانٍ يَّأْكُلُهُنَّ سَبْعٌ عِجَافٌ وَّسَبْعَ سُنْۢبُلٰتٍ خُضْرٍ وَّاُخَرَ يٰبِسٰتٍۗ يٰٓاَيُّهَا الْمَلَاُ اَفْتُوْنِيْ فِيْ رُءْيَايَ اِنْ كُنْتُمْ لِلرُّءْيَا تَعْبُرُوْنَ

wa qālal-maliku innī arā sab‘a baqarātin simāniy ya'kuluhunna sab‘un ‘ijāfuw wa sab‘a sumbulātin khuḍriw wa ukhara yābisāt(in), yā ayyuhal-mala'u aftūnī fī ru'yāya in kuntum lir-ru'yā ta‘burūn(a).

Boqorkii Masar wuxuu yidhi 'Waxaan ku riyooday toddoba sacood oo buuran oo ay cuneen toddoba sacood oo caato ah, iyo toddoba dhegood oo cagaaran iyo kuwa kale oo qalalan. Madaxdaydow! Noo fasiriya riyadayda haddaad riyo fasiri kartaan.'