ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



38

Q.S Yuusuf (12:38)

وَاتَّبَعْتُ مِلَّةَ اٰبَاۤءِيْٓ اِبْرٰهِيْمَ وَاِسْحٰقَ وَيَعْقُوْبَۗ مَا كَانَ لَنَآ اَنْ نُّشْرِكَ بِاللّٰهِ مِنْ شَيْءٍۗ ذٰلِكَ مِنْ فَضْلِ اللّٰهِ عَلَيْنَا وَعَلَى النَّاسِ وَلٰكِنَّ اَكْثَرَ النَّاسِ لَا يَشْكُرُوْنَ

wattaba‘tu millata ābā'ī ibrāhīma wa isḥāqa wa ya‘qūb(a), mā kāna lanā an nusyrika billāhi min syai'(in), żālika min faḍlillāhi ‘alainā wa ‘alan-nāsi wa lākinna akṡaran-nāsi lā yasykurūn(a).

'Waxaan raacay milladdii aabbayaashay Ibraahim, Isxaaq iyo Yacquub. Mana haboona inaan wax la wadaajiyo Eebe. Taasu waa nicmada Eebe noo saarray annaga iyo dadka, laakiin badanka dadka ma mahadsana.'