ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



18

Q.S Yuusuf (12:18)

وَجَاۤءُوْ عَلٰى قَمِيْصِهٖ بِدَمٍ كَذِبٍۗ قَالَ بَلْ سَوَّلَتْ لَكُمْ اَنْفُسُكُمْ اَمْرًاۗ فَصَبْرٌ جَمِيْلٌ ۗوَاللّٰهُ الْمُسْتَعَانُ عَلٰى مَا تَصِفُوْنَ

wa jā'ū ‘alā qamīṣihī bidamin każib(in), qāla bal sawwalat lakum anfusukum amrā(n), fa ṣabrun jamīl(un), wallāhul musta‘ānu ‘alā mā taṣifūn(a).

Waxay keeneen shaadhkiisii oo dhiig been ah ku dul yaal. Wuxuu yidhi 'Bal! Naftaadii baa ku khiyaanaysay, markaa samir wanaagsan. Eebe ayaa i gargaari doona waxaad sheegaysaan.'