13
Q.S Hood (11:13)
اَمْ يَقُوْلُوْنَ افْتَرٰىهُ ۗقُلْ فَأْتُوْا بِعَشْرِ سُوَرٍ مِّثْلِهٖ مُفْتَرَيٰتٍ وَّادْعُوْا مَنِ اسْتَطَعْتُمْ مِّنْ دُوْنِ اللّٰهِ اِنْ كُنْتُمْ صٰدِقِيْنَ
am yaqūlūnaftarāh(u), qul fa'tū bi‘asyri suwarim miṡlihī muftarayātiw wad‘ū manistaṭa‘tum min dūnillāhi in kuntum ṣādiqīn(a).
Mise waxay yidhaahdaan 'Wuu been abuuray?' Waxaad dhahdaa 'Keena toban suurat la mid ah oo la been abuuray, waxaadna u yeedhaan waxaad doontaan Eebe ka sokow haddaad run sheegaysaan.' Haddaynaan jawaabin, ogaada inuu Quraanku ka yimid cilmi Eebe, inaysan jirin Ilaah isaga mooyee. Haddaba miyaad muslim yihiin?