ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



95
Q.S Yoonis (10:95)

وَلَا تَكُوْنَنَّ مِنَ الَّذِيْنَ كَذَّبُوْا بِاٰيٰتِ اللّٰهِ فَتَكُوْنَ مِنَ الْخٰسِرِيْنَ

wa lā takūnanna minal-lażīna każżabū bi'āyātillāhi fa takūna minal-khāsirīn(a).

Hana noqonin kuwa beeniyey aayadaha Eebe, markaasay noqdeen kuwa khasaaray.