ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



108
Q.S Yoonis (10:108)

قُلْ يٰٓاَيُّهَا النَّاسُ قَدْ جَاۤءَكُمُ الْحَقُّ مِنْ رَّبِّكُمْ ۚفَمَنِ اهْتَدٰى فَاِنَّمَا يَهْتَدِيْ لِنَفْسِهٖ ۚوَمَنْ ضَلَّ فَاِنَّمَا يَضِلُّ عَلَيْهَا ۚوَمَآ اَنَا۠ عَلَيْكُمْ بِوَكِيْلٍۗ

qul yā ayyuhan-nāsu qad jā'akumul-ḥaqqu mir rabbikum, fa manihtadā fa innamā yahtadī linafsih(ī), wa man ḍalla fa innamā yaḍillu ‘alaihā, wa mā ana ‘alaikum biwakīl(in).

Waxaad dhahdaa 'Dadkaow! Waxaa idiin yimid xaqa Rabbigiin ka timid. Ku alla kii hanuunta naftiisa ayuu u hanuuntaa, ku alla kii lumayana naftiisa ayuu u lumayaa. Anigu ma ihi ilaaliye idinka.'