106
Q.S Yoonis (10:106)
وَلَا تَدْعُ مِنْ دُوْنِ اللّٰهِ مَا لَا يَنْفَعُكَ وَلَا يَضُرُّكَ ۚفَاِنْ فَعَلْتَ فَاِنَّكَ اِذًا مِّنَ الظّٰلِمِيْنَ
wa lā tad‘u min dūnillāhi mā lā yanfa‘uka wa lā yaḍurruk(a), fa in fa‘alta fa innaka iżam minaẓ-ẓālimīn(a).
Hana caabudin Eebe ka sokow waxaan wax tarayn ama waxyeellayn. Haddaad caabudid, waxaad ka mid noqon doontaa kuwa dulmiya.